Jubbaland oo ka jawaabtay War shalay ka soo baxay Wasaarada Arrimaha gudaha Somalia

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Jubbaland ayaa ka jawaabtay warkii shalay dowlada Somalia ka soo saartay  Doorasahooyinka Dawlad goboleedka Jubbaland. Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u Heshiinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ay shalay soo saartay ku sheegtay in Liiska Odayaasha dhaqanka ee ay soo saareen guddiga doorashooyinka Jubbaland uusan waafaqsanayn Diiwaanka … Continue reading Jubbaland oo ka jawaabtay War shalay ka soo baxay Wasaarada Arrimaha gudaha Somalia